Monday-Friday: 8:00 am - 5:00 pm

215 Centennial Mall South, Suite 200
Lincoln, Nebraska 68508

 

 

EnglishFrenchGermanItalianPortugueseRussianSpanish

 

 

September 12, 2024
10:00 am - 3:30 pm

ESU #10
76 Plaza Blvd
Kearney, NE 68848


Time Session Name of Session Presenter(s) Description
10:00-10:45 am

Parent Ambassadors Welcome
10:45-11:00 am BREAK


11:00-11:45 am Session 1

Resource tables and networking opportunities
11:00-11:45 am Session 2
Mariella - NDE - Mental Health Ujeedada kulankan ayaa ah in laga wacyi geliyo waalidiinta carruurta ka soo jeeda Latiinka muhiimada caafimaadka dhimirka, in la siiyo agabka lagu ogaan karo astaamaha arrimaha la xiriira caafimaadka dhimirka, awoodna ay uu yeeshan inay taageeran fayo-qabka carruurtooda. Tababarka waxaa uu kala dhig dhigi doonaa faquuqa dhaqanka ee ku gedaaman caafimaadka dhimirka iyo kobcinta isgaarsiinta furan ee qoysaska dhexdooda si loo xoojiyo jawiga taageeraya caafimaadka dhimirka.
11:00-11:45 am Session 3 Little Kids' Brains and Screens Sarah Landell, Screen Strong Ogow dulmarka sayniska ka dambeeya kobaca maskaxda caafimaadka leh, saameynta shaashada ay ku leedahay maskaxda kobcaysa, astaamaha isticmaalka xad dhaafka ah ee shaashada iyo xalka ka hortaga iyo ka soo kabashada saameynta dabeecadaha qabatiinka ee la xiriira shaashada iyadoo xoogga la saarayo kobaca maskaxda carruurta ee xilliga hore.
11:00-11:45 am Session 4 Project FEET Apryl Poch & Sara Kupzyk, UNL Project FEET Ahdaafta kulankan ayaa ah (1) qeex Mashruuca Tababarka Waxbarashada La Fagalka-Qoyska (Mashruuca FEET) kaas oo qoysaska keenaaya fasalka si loo cawiyo macalimiinta mustaqbalka inay bartaan sidii iskaashi loola sameyn lahaa qoysaska (2) ka dood sida qoysaska iskaashiyo xoogan ay ula sameysan karaan kooxaha dugsiyada; iyo (3) wadaag agabyada ka cawinaya qoysaska iney uu diyaargarooban kulamada waxbarashada dadka baahiyaha gaarka ah qaba ee canugooda.
11:45 am-12:00 pm BREAK


12:00-1:00 pm Lunch Presentation Education Law Lauren Micek Vargas, Education Rights Council Inta badan dadka uu dhaqdhaqaaqa, waalidiinta, qareenada, garsooreyaasha, iyo xitaa shaqaalaha dugsiga si fiican uma fahansana sharciga waxbarashada. Tani waxey si gaar ah uu khuseysa waxbarashada dadka baahiyaha gaarka ah qabo. Qoysaska, tani waxey uu muuqan kartaa mid ku adag. Kulankan ujeedadiisu waa in uu bixiyo dulmarka guud ee waajibaadka dugsiyada, sharciga waxbarashada dadka baahiyaha gaarka ah qabo (IDEA, ADA, 504), iyo hab-dhaqanka wanaagsan ee waalidiinta iyo dadka mas'uulka ka ah carruurta. Dulmarkan wuxuu siin doonaa ka qaybgalayaasha fahamka guud ee sida ugu wanaagsan ee loogu doodi karo canugaaga.
1:00-1:45 pm Session 1

Resource tables and networking opportunities
1:00-1:45 pm Session 2 Nebraska Growing Readers Laura Cady, Nebraska Children and Families Foundation Kaley oo ka qaybgal dood ku saabsan sida waxbarashada asaasiga ah ay muhiim ugu tahay. Wax badan ka baro ahdaafta barnaamijka sii Kobcaya ee dadka wax Akhriya ee Nebraska taas oo qayb ka ah horumarinta farxadda inaad wax akhriso laga bilaabo marka uu qofka dhasho iyo sidoo kale in sare loo qaado helida buugagta jawaab ka bixinaya dhaqanka kaas oo ka turjumaaya dadka kala duwan ee Nebraska.
1:00-1:45 pm Session 3 Circle of Security® Parenting Esmeralda Acosta, Circle of Security Wareega Ammaanka Waalidnimo Bilowga wuxuu ku soo bandhigi doonaa agab kaas oo ku saleysan cilmi-baaris tobonaan sano ah oo ku saabsan sida loo taageeri karo loona xoojin karo xiriirada badqabka leh ee ka dhaxeeya waalidka-carruurta. Qaabkan wuxuu bixinayaa hagaha cadiga ah ee canuga aadaya bannaanka si uu u soo eego Kadibna uu ugu soo laabto saldhigooda badqaba si loogu buuxiyo koobkooda shucuurta.
1:00-1:45 pm Session 4 IEP walk-throughs Lauren Micek Vargas, Education Rights Council Qorshaha Waxbarashada la Shaqsiyadeeyay (IEPS) waa agabka muhiimka ah ee lagu hubiyo in canuga si buuxda loogu taageero fasalka. Si kastaba haa ahaatee, qoysaska kulamadan iyo dukumentiyada waxey noqon karaan kuwa ay ku jahwareeran, ka badbadis amaba cabsi geliya. Kulankan ujeedadiisu waa in uu ka qaybgalayaasha baro sida loo xoojin karo qayb kaste ee IEP, sida la isaga ilaaliyo godadka, iyo hababka ugu wanaagsan ee loogu doodi karo canugaaga inta uu socdo sanad dugsiyeedka.
1:45-2:00 pm BREAK


2:00-2:45 pm Session 1

Resource tables and networking opportunities
2:00-2:45 pm Session 2 Building Parents to Educate Successfully Arley and Marlén Kani waa horudhaca waalidiinta lagu bari karo si ay uu ogaadan aqoonsigooda gaarka ah islamarkaasina la fahmo sida ay uu saameyn karto waalidnimadooda. Haddii ay sidaas sameeyan, waxey wax ka qaban karaan dhibaatooyinka iyo caqabadaha shucuureed ee carqaladeynaaya awoodooda ee ay si habboon ugu korin karaan islamarkana ay waxbarasho uu siin karaan carruurtooda. Iyadoo loo marayo khibradan, ka qaybgalayaasha waxey baraan doonaan aqoonsigooda, xoojin doonaan kobacooda shaqsiyadeed iyo wacyi gelintooda-nafsiyan.
2:00-2:45 pm Session 3 Acute Absenteeism Nicole Britten and Terrin Williams Baro isticmaalka Shirka Maqnaanshaha Mudada Dheer, hab-dhaqanka soo celinta, ee wax looga qabanayo maqnaanshaha mudada dheer. Kulankan wada sheekaysiga waxaa looga doodi doonaa faa'iidooyinka wax ka qabashada maqnaanshaha ardeyda ee wakhtiga hore iyo sidoo kale muhiimada iyo in laga war keeno waxa keenay iyo sababta ku gedaman ee ka dambeysa in ardeyga uu seego dugsiga si loogu dejiyo qorshe gaar ah ardeyga isagoo ay taageeraayan qoyskiisa iyo dugsigaba.
2:00-2:45 pm Session 4 Unicameral 101: How to be an Engaged Parent Advocate Parent Ambassadors Barnaamijka Safiirka Waalidka waa barnaamij qaadanaya muddo hal sano ah ee lagu baranayo hoggaanka iyo uu dhaqdhaqaaqida carruurta kaas oo la siinaayo waalidiinta iyo bixiyeyaasha waxbarashada aasaasiga ah ee Nebraska. Hadafka barnaamijkan waa in la soo saaro waalidiin hoggaamiyeyaal ah kuwaas oo laga taageeraayo si ay iyaga, carruurtooda, iyo bulshooyinkoodaba ay ugu doodan. Qayb wayn oo barnaamijkan ayaa ah barashada sida loo noqdo qof falgala kana soo jeeda Nebraska. Kulankan waxaad ku baran doontaa Sharciga Nebraska, sida uu soo jeedinta ay uu noqon karto sharci, iyo sida aad ula falgali karto Senetarkaaga. Casharkan waxaa bixin doonaa qof horay uu Qaatay tababarka Waalidka Safiirka ah.
2:45-3:00 pm BREAK


3:00-3:30 pm Closing Remarks


215 Centennial Mall South, Suite 200
Lincoln, Nebraska 68508

Monday-Friday: 8:00 am - 5:00 pm

© Nebraska Children and Families Foundation 2024

Crafted by Firespring